Dacwad culus oo laga gudbiyey Safaarada Somalia ee dalka Sudan & RW Khayre oo ka hadlay

Ardayda Soomaalida ee wax ka barata dalka Sudan ayaa dacwad kulul oo ka dhan ah Mauuliyiinta safaarada Somalia ee Khartuum u gudbiyey Raisul wasaare Xasan Cali Khayre oo booqasho ku jooga dalka Sudan. Guddoomiyaha Ururka ardayda Soomaaliyeed ee Sudan C/qaadir Suldaan oo xalay ka hadlayey xaflad ka dhacday magaalada Khartuum ayaa Raisul wasaaraha hortiisa si … Continue reading Dacwad culus oo laga gudbiyey Safaarada Somalia ee dalka Sudan & RW Khayre oo ka hadlay